Anonymous writes "Tartiinkii Fanaaniinta Soomaliyeed oo u soo gudbey wareegiisii labaad.
Waxaan qabaney sanadkii horey tartan fanaaniin oo aan u sameyney Fanaaniinta Soomaaliyeed ee ragga ah, kuwooda cusub iyo kuwii horeyba. Iyagoo aan u kala qaybiney 5 group. Sidan ayeyna noqotay natiijadii ka soo baxdey wareegaasi koowaad.
"
Note: Min fadlak ka dhiibo codkaaga laga bilaabo 1da Sept.